MIDAWGA REER YURUB OO KA HADLAY….

QAXOOTIGA SUURIYA.

(ANKARA)-Midawga Yurub(EU) ayaa maanta oo Talaada ah sheegay ineey sax tahay in la taageero in qaxootiga reer Suuriya ku laabtaan dalkooda hooyo laakinse waxa aan qiraynaa amaba cadaynaynaa xaaladaha ka jiro gudaha dalka Suuriya yihiin kuwa aan weli kala cadayn.”Marka hore waxaa loo baahan yahay in la abuuro xaalad amni oo wanaagsan,in qaxootiga reer Suuriya si mutadawacnima iyo sharaf ah ugu laabtaan dalkooda iyo ineeysan gudaha dalkooda Suuriya ku noqon kuwa barakacayaal ah ayadoo la tixgelinaay sharciyada caalamiga ah iyo mabda’a ah inaan dib loo celinayn qaxootiga” sidaas waxaa lagu daabacay barta Twitter-ka eey leeyihiin Ergada Midawga reer Yurub ee dalka suuriya.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

ASKERI CADIIN AH OO KA SOO MUUQDAY….

Next
Next

MAXKAMADDA ICC-da OO DIIDAY….