MARAYKANKA OO KU LUG YEESHAY AFGEMBIGA GABON.

(SAWIRKA)-BAAABAX KA SOCDO DALKA GABON.

(WASHINGTON)-Dalka Gaaboon ayaa waxaa maanta ka dhacay afgembi ey sameeyeen ciidamadda Madaxtooyada,waxaane soo baxaayo warar is khilaafsan oo ku saabsan afgembiga waxaane afgembigaan si aad ah loogu tuhmayaa inuu ka dambeeyo dalka Maraykanka oo si aad ah Faransiiska ugula jiro dagaal adag oo dhinaca Qaaradda Afrika. MW-Cali Bongo iyo qoyskiisa aya hadda xabsi ku jira waxaane la soo sheegayaa in Afhayeenka Amniga Qaranka ee dalka Maraykanka John kirby uu sheegay in ciidamadda qabsaday dalka Gaaboon iyo Maraykanka ey isku xiran yihiin.

ISHA /AA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

WAA KUMA HORJOOGAHA ISA SOO DHIIBAY SHALAY?

Next
Next

RAG HUBAYSAN OO AFGOOYE U DILAY NIN TAGSIILA AH.