(TURKEY):Booliska dalka turkiga ayaa sheegay ineey fashiliyeen isku day aad u xoogan oo la rabay in lagu khaarijiyo madaxweynaha dalka Turkiga Erdogan maalintii shalay ka dib markii baabuurkiiska gaarka ah loogu xiray waxyaabaha qarxa,waxyaabahas qarxa ayaa waxaa helay oo arkay askeri ka mida ilaaladda madaxweyne Erdogan,waxaane jirta in madaxweynaha la qorsheeyey inuu booqdo magaalooyin kale kana mida dalka Turkiga.ISHA MEMO.
MADAXWEYNAHA TURKIGA OO KA BADBAADAY DIL.
Previous
Previous
DOORASHADA SOOMAALIYA IYO ISMARI WAAGA TAAGAN.
Next
Next