MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEEKH OO….
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH.
(MUQDISHO)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxba kama jiraan ka soo qaaday muddo kordhin loo sameeyey gudiyada kala ah:Gudiga Federaalka iyo Xuduudyada,Gudiga Doorashooyinka ee Madax Banaan,waxaa kalo dib looga noqonayaa ansixinta sharciga Heyadda Diiwaan gelinta iyo Aqoonsiga dadweynaha Soomaaliyeed,dhammaan gudiyadaan la laalay ayaa waxaa ansixiyey Golaha Shacabka mana la sii marsiin Aqalka Sare ee BJFS sidaas ayaana ka dhigtay kuwa aan sharci ahayn.
ISHA WARKA WAKAALADO.