MADAX AJNABI AH OO KU HOOBATAY WEERARKII JILIB.
(SAWIRKA)-MADAXDA KOOXDA ALSHABAAB.
(JILIB)-Wararka ka imaanayo magaaladda Jilib ee Gobolka J/Dhexe maamulka Jubaland ayaa sheegayo in maanta oo Khamiis ah(9/11/23)-ka ey halkaasi ka dhacday duqeyn ey gaysteen diyaaradaha dagaalka ee saaxibadda Soomaliya ka caawina la dagaalanka kooxda Alshabaab,duqeynta ayaa ahayd mid aad u culus waxaane lala bartilmaameedsaday guri ku yaalo gudaha degmada Jilib kaaso ey ku sugnaayeen xubno ka tirsan madaxda sare ee kooxda Alshabaab. Shirka ka dhacaayey degmada Jilib ayaa kooxda Alshabaab waxa uu ahaay mid aad muhiim u ah waxaane ka qeybgalay saraakiil sare oo Ajnabi ah sida ey sheegeen dadka degaanka,waxaane weerarkaas dhinaca cirka uu kooxda Alshabaab u gaystay dhimasho iyo dhaawacyo soo gaaray Madaxdii halkaasi ku shireysay.
ISHA/CAASIMADDA.