MAAMULKA DIYAARADDA ITOOBIYA OO KA HADLAY…

(SAWIRKA)-DIYAARADDA ITOOBIYA.

(ADDIS ABABA)-Aroornimadii hore ee maanta oo ah Arbaca 17/1/24-ka waxaa war-Saxaafadeed soo saartay HAYADDA DUULISTA RAYIDKA SOOMAALIYEED hayadda ayaa ka hadashay in dib loogu celiyey Addis Ababa diyarada Ethiopian Airlines kana soo kicitintay Addis Ababa kuna socotay magaaladda Hargaysa ee maamulka Soomaliland,duulimaadka diyaaradda Ethiopian Airline ayaa ahaay ET8372 sida ey sheegtay Hayadda Duulista Soomaaliya,hadaba arrinkaan dhacay maanta ayaa waxaa ka hadlay maamulka Shirkada Ethiopian Airlines waxa uuna sheegay maamulka in diyaaradda uu duulimaadkeedu ahaay ET8372 loo diiday iney gasho hawada dalka soomaaliya dibne ey ugu laabatay magaaladda Addis Ababa oo ah halkii ey ka soo kicitintay markii hore.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

URURKA MIDAWGA AFRIKA OO KA HADLAY…

Next
Next

MAXAA ADDIS ABABA KA SOCDO OO AAN LA OGAYN?