LLIBIYA OO QORSHEYNEYSA INEEY…
CABDALLAH AL-SANUSI.
(TRIPOLI)-Waxaa la soo sheegayaa dalka Liibiya in edeysane cusub kana mid ahaay ciidamaddii nabad sugidda ee waqtigii Qadaafi in la doonaayo in gacanta loo geliyo dalka Maraykanka,sarkaalkaan sare ee ka tirsanaay nabad sugidda ayaa magaciisa lagu sheegay C/lah Al-sanuusi waane seediga Qadaafi,da’ada Al-sanuusi ayaa lagu sheegay ineey dhan tahay 72-sano. Cabdallah Al-sanuusi ayaa hadda waxa uu jiraa gacanta xukuumadda Liibiya waxaane wax laga weydiinayaa waxa uu ka ogyahay diyaaraddii uu lahaay Maraykanka ee lagu soo riday Irlanda sannadkii 1988-dii.
ISHA WARKA GUARDIAN.