LAFTAGAREEN OO KU DHAWAAQAY…

(SAWIRKA)-MW-LAFTAGAREEN.

(BAYDHABO)-Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Md.C/casiis Xasan Maxamed(Laftagareen) ayaa waxa uu ka hadlay dagaalka lagula jiro kooxda Alshabaab ee ka socdo maamuladda H/shabeel iyo Galmudug,MW-Laftagareen ayaa maamuladaas ku amaanay sida ey isaga xureeyeen kooxda Alshabaab casharna ugu dhigeen xoogaga Ashabaab ee muddo badan dulsaarnayey shacabka labadaasi maamul,Laftagareen ayaa sheegay in G/mudug iyo H/shabeele ey dhulkooda ka xureyeen Alshabaab 90% waxa u harayne ey ka yar yihiin 10%,Laftagareen ayaa sheegay in qofka baabuur kaga baxa Muqdisho uu Hargaysa ku tegi karo isaga oo aan wax Alshabaab la yiraahdo isarag,ugu dambayntii Laftagareen ayaa ku baaqay in la bilaabo wejiga labaad ee dagaalka Alshabaab lagana bilaabo maamuladda KGS iyo J/land.

ISHA/CAASIMADDA.

ALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

PUNTLAND MA BURBUR MASE DOORASHO?

Next
Next

WAFDI CULUS OO GAARAY CAMAARA.