KUMANAAN MASAARI AH OO SAMEEYEY…
CIIDAMADDA AMAANKA EE DALKA MASAR.
(QAHIRO)-Kumanaan dadka reer Masar ah ayey soo food saartay khatar ah in laga barakiciyo guryahooda gobolka Waqooyi Siinaay ee dalka Masar,dhukaan ayaa waxaa aafeyey dagaal una diiday inuu horumaro waxaane jiro qorhsooyin dadka laga kicinaayo magaalada Cariish,dhulkaas ayaa lagu balaarinayaa dhulka ey leedahay dekeadda cusub ee Kanaalka Suweys,taas ayaa sababtay banaanbaxyo si joogta ah uga socdo irida hore ee gudoomiyaha gobolka.
ISHA WARKA ARAB.