KORORKA TIRADA SOOMAALIDA-KENYA.

(DAWIRKA)-SOOMAALIDA DEGTA DALKA KENYA.

(NAIROBI)-Wararka ka imaanaayo dalka Kenya ayaa sheegaayo in tirada dadka Soomaalida Kenya ah ey kor u socoto marka loo fiiriyo Qawmiyadaha kale ee dalkaasi,Soomalida-Kenya ayaa waxa ey degaan Gobolka Waqooyi-Bari ee dalkaasi Kenya waxaane ugu caansan magaalooyinka Gaariisa,Mandheera iyo Wajeer,dhammaan magaalooyinkaan ayaa dhinaca ku haayo xuduuda labada dal Soomaalya iyo Kenya waane goobaha ugu khatarta badan marka loo fiiriyo Kenya inteeda kale waayo waxaa ka sii talaabo kooxda Alshabaab si ey dhibaatooyin halkaasi uga gaystaan ka dibne ey Soomaaliya ugu soo laabtaan.

ISHA/BBC-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

MUQDISHO OO LAGU QABTAY BAABUUR WEDAY…

Next
Next

MAXAAN KA NAQAAN SEN.QEYBDIID IYO XILDHIB.DHABANACAD?