KANADA OO QAADEYSO …

130611.jpeg

Kanada ayaa dalka Afgaanistaan waxa eey ka qaadi doontaa dhammaan dadkii la shaqeynaayey ciidamadooda ku sugnaay dalkaas Afgaanistaan sida Mutarjumiinta,darawaladda,kariyeyaasha,shaqaalihii dhimaha,ilaaladdii guud iyo shaqaalihii safaaradd kanada ee magaaladda Kaabuul. XIGASHO DAILY SABAH.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

Next
Next

RUUSHKA OO LA YAABAY ISKU DAYGA…