ISKU XIRNAANTA QARSOON UNA DHEXEEYSA JAAJUUSIINTA GAARKA AH IYO WARIYEYAASHA.

16Spooked2-illo-superJumbo.jpeg

Adduunka waxaa ka jiro siyaabo fara badan oo loo adeegsado sirdoonka,tusaale ahaan waxaa inooga filan dhakhtarkii reer Pakistan ee loo adeegsaday inuu ka warkeeno halka uu ku sugan yahay hogaamiyihii Alqaacidda Usaama Bin Laadin,dhakhtarka ayaa ahaay mid u shqeeynaayey hayad talaalka caruurta gaarsiihaysay goboladda iyo tuulooyinka dalka Pakistan.

Barry waa ninka qoray qoraalkan waxa uuna yiri” Qaar ka mida wariyeyaasha ayaa farxa marka uu soo garaaco albaabkooda qofaysan aqoon,anigane kama mid noqon kuwaas,laakinse Karistoofar steel oo ahaay Jaasuus hore oo ingriis ah kana dambeeyey warbixinadda aan caanka noqon ee Trump ayaa iiga tegay xulasho la’aan”. XIGASHO NEW YORK TIMES.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

ITOOBIYA OO MAR KALE DIB U DHIGTAY DOORASHADDA.

Next
Next

RAWDA MAXAMED WAA SOOMALI-NOORWEY U OLOLEYSA XAQ DUMARKA MUSLIMIINTA.