IRAANI LAGU XIRAY JARMALKA.

CIIDAMADDA JARMALKA.

(BERLIN)-Booliska dalka Jarmalka ayaa xiray nin u dhashay dalka Iraan kaaso lagu tuhmaayo inuu qorsheynaayey inuu qaado weerar argagixsinimo isagoo adeegsanaayo waxyaabo ka samaysan Kiimiko sidaa waxaa maanta oo Axad ah sheegay masuuliyiinta dalka Jarmalka. Ninkaan 32-jirka ah ayaa lagu xiray magaalo ku taalo galbeedka dalka Jarmalka lana yiraahdo Castrop-Raulex ka dib markii ciidamadda booliska ee gaarka ah ey weerareen gurigiisa.

ISHAW WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

TURKIGA OO DALKISA KA MUSAFURIYEY 1000-QOFOOD.

Next
Next

SHIL KA DHACAY DALKA SENIGAAL OO EEY…