(PORT-AU-PRINCE):Madaxweyne Jovenel Moise ee Hayti waxa uu magaciisa ahaay magaca magacyadda.Madaxweyne Jovenel intaan la dilin bishii Juulaay-2021-ka waxa uu ahaay nin ku hawlan liiska siyasiyiinta kuwooda ugu awooda badan iyo ganacsatada qeybta ka ah ka ganacsiga Maandooriyaha si loo soo qabto dabadeedna loogu gacangeliyo dawladda Maraykanka waxaane sidaas sheegay afar sarkaal oo la taliyeyaal ah iyo saraakiil ka tirsan xoogaga gaarka ah ee dalka Hayti.ISHA WP.
HAYTI:MADAXWEYNIHII LA DILAY EE HAYTI OO LA OGAADAY SABABTA DILKIISA.
Previous
Previous
KENYA:ALSHABAAB OO KU GUUL DARAYSTAY AFDUUB.
Next
Next