HAYADA XUQUUQUL INSAANKA EE AMNESTY OO…
SOMALIA.
(SOMALIA)-Hayadda Xuquuqul Inasaanka Caalamiga ah(Amnesty International) Agaasimaheeda Goboladda Bariga iyo Koonfurta Qaaradda Afrika MULEYA MWANANYANDA warbixin ey soo saartay ayey kaga hadashay waxyaabaha ey ka doonayso xukuumadda cusub uu hogaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud,warbixinta ayaa cinwaan looga dhaigay”Hayadda Xuquuqul Insaanka Caalamiga ah ee Amnesty International waxa ey xukuumadda cusub u soo jeedinaysaa ineey qaado toban talaabo oo ah qorshaha xuquuqda aadanaha”,warbixinta oo aad u dheer ayeysan suuragal ii ahayn inaan halkaan ku soo wada koobo waxa eyna soo baxday 15/11/22-ka.
ISHA WARKA WAKAALADO.