HAWENEY REER IRAAN AH OO GUBTAY…

(SAWIRKA)-BOOLISKA DALKA SWEDEN OO ILAALA KA AH HAWEENEYDA GUBAYSO KITAABKA QURAANKA KARIIMKA AH.

(SWEDEN)-Dalka Sweden ayaa markii seddexaad waxaa maanta lagu gubay Kitaabka Quraanka Kariimka ah waxaane markaan Gubtay Haweeney reer Iraan ah,haweeneydaan reer Iraan ayaa magaceeda lagu sheegay in la yiraahdo Beyraami waane 47-jir balse lama sheegin iney Muslim tahay iyo in kale. Dalalka Denmark iyo Sweden ayaa noqday dalalka kaliyah kana tirsan midawga Yurub ee ku kaca Gubida Kitaabka Quraanka Kariimka ah,mucaaradka Denmark ayaa hadda wada sidii loo kala saari lahaay xuriyatul qoolka iyo Gubida Kitaabka Quraanka Kariimka ah.

ISHA/ARABIC.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

RUUSHKA IYO AFRIKA OO CODSADAY…

Next
Next

WAA MAXAY SABABTA ALSHABAAB UGA CAROOTAY..?