GOLAHA WASIIRADDA SOOMAALIYA OO ANSIXIYEY…

(SAWIRKA)-GOLAHA WSIIRADDA SOOMAALIYA.

(MUQDISHO)-Waxaa shirkoodii caadiga ahaay ee dhici jiray todobaadkiiba maalinta Khamiista ah eyna isugu yimidiin Golaha Wasiiradda Xukumadda Soomaaliya,shirkii maanta ayey Golaha Wasiiradda ku ansixiyeen Heshiis u dhexeeyo dawaladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga kuna saabsan iskaashiga dhinaca Amniga labada dal ee Soomaaliya iyo Sacuudiga,sidoo kale,Golaha Wasiiradda ayaa shirkoodii maanta waxa ey ku Ansixiyeen afar Hindiso Sharciyeed oo la horgeeyey iyo warbixin sannadeedka 2022-ka taaso ahmiyad u leh nidaamka dhaqaalaha dalka. Hindisa sharciyeedyada la ansixyey ayaa waxaa soo kala diyaariyey Wasaradaha Arrimaha Gudaha iyo Diinta iyo Awqaafta.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

GOLRE CUSUB OO LA MAGACABAY.

Next
Next

XILDHIBAAN FAARAX MACALLIN IYO AFHAYEEN MOSES…