GOLAHA WASIIRADDA EE XFS OO MAANTA YEESHAY KULAN…
(SAWIRK)-GOLAHA WASIIRADA EE XFS.
(MUQDISHO)-Wararka aan ka heleynoo caasimadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya ee Muqdisho ayaa sheegaayo in Reysal Wasaare Xamse Cabdi Barre uu maanta oo Khamiis ah uu Shir Gudoomiye kulankii Khamiislaha ahaa ee Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,kulanka ayaa lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan Qiimeynta Qaranka ee la dagaalanka Argagixisada iy Lacag dhaqista maadaam ey DFS hirgelisay joojinta ilaha dhaqaale ey ku tiirsaneed kooxda Alshabaab. Shirka uu shir Gudoominaayey RW-Xamse Cabdi Barre ayaa sidoo kale waxaa lagu soo bandhigay warbixino la xiriiro Amniga dalka gaar ahaan Guulaha Ciidamadda Qalabka Sida ey ka gaareen dagaalka dalka looga ciribtiraayo kooxda Alshabaab iyo Qorshaha isbedelka Qaranka ee NTP-2025—2029-ka.
ISHA-SNTV.