XILDH.PROF. DALXA OO SABAB U NOQDAY…
Idaacadda BBC-da waxa eey ka mid idaacadaha ugu caansan adduunka waxaana ka baxo warar,barnaamijyo iyo falanqayn ku baxa afaf kala duwan uuna ka mid yahay afka soomaaliga. laanta afka soomaaliga ee BBC-da ayaa ah mid aad u da’a weyn soona jirtay wax ka badan lixdan sano,hadaba bishii disembar sideed iyo tobankeedii ee sanadkii 2020-ka(18/12/2020) kuna beegneed maalin Jimca ah ayaa waxaa ka baxay barnaamij la yiraahdo DOODA JIMCAHA waxaane ka qeybgalay xildh.Prof.Dalxa oo halkaas ka yiri hadal eey dhibsadeen Yahuuda kaasoo ahaay’HALKAAN WAXAA JIRO SHIRQOOL LOOGA SOO HORJEEDO SOOMALIYA,SHIRQOOLKAAS WAXAA WADO DAWLADDO SHISHEEYE KUWAASOO FARAGELIN KU HAAYO DUNIDDA ISLAAMKA WAXAANE GADAAAL KA TAAGAN YUHUUDA EEYNA WADAAN REER GALBEEDKA IYO REER BARIGA”.XIGASHO SOMALI TIMES.