Dalka koonfur afrika ayaa waxaa ka dhacday in rag tuuga ah eey bangi ka soo raaceen nin oday ah oo cadaan ah ka dib markii uu halkaas ka soo qaatay mushaarkiisa,ragaan ayaa soo daba galay ninkaan cadaan ah ilaa uu ka soo gaaray gurigiisa waxayna weerar hubaysan ku qaadeen ninkii odayga ah kana soo dejiyeen gaarigiisa,laakinse eey ka mida eeyihiisa lana yiraahdo Niiki ayaa weeraray tuugtii waxa una u geeystay dhaawac isagana waxaa lagu furay rasaas. XIGASHO ARABICPOST.
Eey difaacay ninkii iska lahaay…
Previous
Previous
Baarayaasha QM ee dagaalka Yaman oo ku dhegan…
Next
Next