EEDEYSANE LOO HASTO WEERARKI BARIIS OO…
(PARIS):Qofka kaliyah ee ka badbaaday unugii Daacish ee weerarka ka geystay magaaladda Baariis casimadda dalka Faransiiska bishii Noofembar sannadkii 2015-kii(6-sano ka hor) ayaa su’aalo la weydiieyey maanta oo Talaado ah(2/11/2021)-ka waane markii ugu horeeysay ineey sidaan ka dhacdo gudaha dalka Faransiiska si uu u cadeeyo nolosha qoysaska, barashadda deriskiisa iyo dad badan oo kale eyna ka mid yihiin garyaqaano difaacaayo eedeysanaha ayaa fadhiyey kursi isaga ka dambeeyey qolka maxkamadda oo wada dhallo ahaay.
Saalax C/salaam ayaa ahaay nin ka tirsan kooxda Daacish ee weerartay Baariis waxa uuna isaga ku badbaaday ka dib marki eey qarxi weysay bamkii uu rabay inuu qarxiyo kuna laayo dad bishii Noofembar-2015-kii waane uu isaga cararay goobtii,labaatan dagaalyahan uu Saalax ka mid ahaay ayaa geestay weerar eey ku dhinteen dad garaayo boqol iyo sodon(130)-qofood banaanka garoon lagu ciyaaro halkaso eey ku tiil maqaayad iyo masrax lagu dhigo riwaayadaha.XIGASHO AP.