DONALD TRUMP OO LAGU DHEGAN YAHAY.

DUKUMINTIGII LA SOO HELAY.

(WASHINGTON)-Dalka Maraykanka waxaa ka socotay dacwad loo haysto madaxweynihii hore ee dalkaasi Maraykanka Donald Trump kuna saabsan sababta uu u dhacay weerarkii lagu qaaday dhismaha Koongareeska,waxaane dhacday in guriga Trump eey galaan ciidamo ka socdo FBI-da gobolka Florida,hadaba war soo baxay maanta oo Jimca ah ayaa sheegaayo in afar iyo toban sanduuq oo ka mid ah shan iyo toban sanduuq oo laga soo qaaday guriga Trump horaantii sannadkii 2022-ka ayaa laga helay dukumentiyo eey ka mid yihiin kuwa sir ah iyo kuwa kale oo isku jir ah,sidaas waxaa lagu sheegay war eey soo saaratay hayadda FBI-da.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

NINKII DILAY MUSLIMIINTA OO MAXKAMAD KA SOO…

Next
Next

QAXOOTI LOO SAMEYEY DIB U DEJIN.