DHULGARIIRKII UGU DHIMASHADA BADNAAY…
BURBURKA DHISMAYAASHA TURKIGA IYO SURIYA.
(SYRIA)-Musiibadii ka dhalatay dhulgariirkii ka dhacay Turkiga iyo Suriya ayaa waxaa ku burburay kumanaan dhismo waayo waxaa ka dhacay dhulgariirkii ugu dhimashada badnaay adduunka wax ka badan toba sano,tirada dhimashada ayaa ah mid sare u sii kacayso waxa eyna ku dhawdahay ilaa 12,000-qofood. Dhulgariirka ku dhuftay Nepal sannadkii 2015-kii kaaso quwadiisu dhammeed(7.6)ayaa waxaa ku dhintay dad gaaraayo 8,800-qofood. Shaqaalaha samafalka ee geesiyaasha ah kuna dhex shaqeynaayo qabaw ku soo dhaca habeen barkii dhulka uu ku dhuftay dhugariirka,labada dal uu ku dhuftay dhulgariirka ayaa rajo ka qaba in la helo dad badan oo ka badbaaday dhulgariirka iyo kuwa kale oo laga soo hoos saaro dhismayaal burburay.
ISHA WARKA AP.