DHULGARIIR KU DHUFTAY MAROOKO.
(MARAKISH)-Wadamadda Carabta ayaa dalka Marooko u muujiyeen midnimo Carabnima ah ka dib markii dhulgariir xoogan uu ku dhuftay dalkaasi Marooko maanta oo Sabti ah(9/9/23)-ka. Dhulgariirka ayaa waxa uu ku dhuftay magaaladda AL-Maraakish ee dhacda Koonfur-Galbeed dalka Marooko,dhulgariirka ayaa ugu yaraan waxaa ku geeriyooday dad gaaraayo ilaa 1037-qofood inta ilaa hadda la helay meydadkooda waxaane ilaa hadda ku dhaawacmay ilaa 1204-qofood kuwaaso 721-qofood oo ka mida ey aad u liidato xaaladooda caafimaad,dhulgariirka ayaa lagu qiyaasay inuu dhan yahay 7-darajo oo qiyaasta dhulgariira ee (THE MAGNITUDE),sidaas waxaa laga soo xigtay Wasiirka Arrimaha Gudaha dalka Marooko C/waafi Laftiit.
ISHA/AA.