DALKA SWEDEN OO XAALAD ADAG OO AMNI GALAY.
(SAWIRKA)-BANAANBAX KA DHACAY DALKA CIRAAQ.
(SWEDEN)-Dalka Sweden ayaa waxaa soo food saaray cabsi aad u weyn oo dhinaca amniga ah ka dib markii dalkaasi laba jeer lagu gubay Kitaabka Quraanka Kariimka ah,wararkii ugu dambeeyey ayaa sheegayao in Reysal Wasaaraha dalkaasi uu booliska ka dalbaday iney joojiyaan iney ogolaadaan in la gubo amaba lagu dul istaago Kitaabka Quraanka Kariimka ah. Arrintaan gubida Kitaabka Quraanka Kariimka ah ayaa waxa ey dhacday seddex dal oo kuwada yaalo dalalka la isku yiraahdo SCANDINAVIAN kalana ah sweden,Denmark iyo Norway.
ISHA/ARABIC.