DALKA QADAR OO BILAABAY INUU XIRO SHAQAALAHA KA HADLO DULMIGA HAYSTA.
Dalka Qadar waxa uu isu diyaarinayaa martigelinta koobka kubadda cagta adduunka ee sannadka 2022-da waxa eeyna Qadar bilawday iney dhisto garoomo caalami ah oo lagu qabto kulanadaas waxaane qasab ku noqotay dawladda Qadar ineey shaqaaleyso ajaanib fara badan kana kala socdo dalalka eey ka jirto xaalad dhaqaale oo aad u liidato sida wadamadda Afrika iyo Asiya.
Malcalm Bidali waa nin u dhashay dalka Kenya una xoogsi tegay dalka Qadar waxa uuna helay shaqo ah waardiye,Bidali ayaa horay u ahaay nin u dhaqdhaqaaqa xuquuqda dadka markii uu ku sugnaay dalka Kenya,dhibaato dhaqaale iyo mid hooy oo soo foodsaarta Bidali ayaa ku qasabtay inuu wax ka qoro mushaarka la siiyo,waqtiga uu shaqeeyo iyo helid la’aanta haysato waxyaabaha uu baahnaay ee dalka Qadar,laakinse dawladda Qadar oo adeegsanayso farsmaadda loo yaqaano” phishing attack” oo ah xadid macluumaadka ayadoo la addesanaayo internet-ka waxaane xabsiga sidaas lagu dhigay Bidali,Qadar ayaa sheegtay in Bidali sheegay war aan sax ahayn kana hor imaanaayo sharciga dalka Qadar.XIGASHO AP.