(BILJAM):Dalka Biljamk dumarka muslimiinta ah ee ku nool ayaa loo ogolaaday ineey galaan maxkamadaha dalkaas ayagoo ku labisan Xijaabka,arrintan ayaa ah midaan horay uga jirin dalka Biljamka oo waxaa mamnuuc ahayd ineey maxkamadaha dalkaas tagaan dumarka muslimiinta ah oo xiran xijaabka,waxaane dhacday sannadkii 2018-kii in maxkamad diiday ineey qaado dacwad eey qeyb ka ahayd qof dumara oo muslim ah sababta waxa eey maxkamadu ku sheegtay ineey xiran tahay Xijaab.ISHA DS.
DALKA BILJAM OO OGOLAADAY XIJAABKA.
Previous
Previous
KUFSIGA,DILKA IYO DHACA MUQDISHO.
Next
Next