DAD LAGU DILAY DALKA KOONFUR AFRIKA.

MEYDADKII DHALLINYARADA.

(SOUTH AFRICA)-Dhimashada 21-qofood oo dhallinyara ah kana dhacday goob lagu caweeyo(Night Club) ayaa ah mid keentay murugo iyo dembi eey tahay in masuuliyiinta dalkaKoonfur Afrika kordhiyaan talaabooyinka looga hortegaayo gedida khamriga laga gedaayo dhallinyarada taaso aan sharci ahayn,sidaas waxaa sheegya Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Cyril Ramaophosa maanta oo Arbaca ah. “Inaga weli ma naqaan waxa dilay caruurteyna,laakinse waxa aan ognahay in sharciga la jebshay habeenkaa musiibadu dhacday iyo sidoo kale habeena kale oo badan kana horeeyey habeenkaas”sidaas waxaa laga soo xigtay inuu yiri Madaxweynaha Koonfur Afrika Ramaophosa mar uu ka qeybgelaayey aas lagu sameynaayey magaaladda Bariga London ee dalkaasi Koonfur Afrika.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

RW-BORIS JOHNSON OO IS CASILAY.

Next
Next

BOOLISKA GOBOLKA VIRGINIA EE MARAYKANKA OO…