CIIDAMADI INGIRISKA KA JOOGAY…

CIIDAMADDA INGIRIISKA EE JOOGAY AFGAANISTAAN.

(AFGANISTAN)-Ciidamadii Ingiriiska ka joogay dalka Afgaanistaan mudadii uu socday dagaalkii reer galbeedka kula jireen kooxda Al-Qaacida ayey dileen dad maxaabiis ah oo reer Afgaanistaan ah kuwaaso gaaraayo 50-qofood sabab aan la garanayn,waane war cusub oo laga helay ciidamadda iyo baaritaan eey sameeysay Idaacadda caanka ah ee BBc-da ee dalkaasi Ingiriiska lana shaaciyey maalintii shalay oo ahayd Isniin.Barnaamijka ka baxa Idaacadda BBC-da ee loo yaqaano PANORAMA lana sii daayey habeenimada Talaadada(12/7/22)-ka ayaa lagu soo qaatay dukumintiyo muujinaayo hawlgalo eey sameeyeen ciidamadda gaarka ah ee hawada(SAS) ahne unug sare ee ciidamadda Ingiriiska ah uuna fuliyey hawlgalka gaarka ah waxaane la helay ineey ka mid ahaayeen warbixino sheegaayo in la dilay dad ka badan 12-qofood amaba la soo qabtay waxaane hawlgalkaasi sameeyey ciidamadda SAS waxa eeyna ka sameeyeen halka la yiraahdo Helmand inta u dhexeysay sannadadii-2010 ilaa 2011-kii.

ISHA WARKA WAKAALADO

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

SAFIIRKII HORE EE MARAYKANKA U FADHIYEY UN-KA..

Next
Next

DALKA IRAAN OO XIRAY FILIM SAMEEYE CAAN AH.