Cabsi soo food saartay Xarunta Xalane.

(sawirka)-xarunta xalane.

(MUQDISHO)-Wararka aan ka heleyno caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa sheegaayo in xarunta sida aadka ah loo ilaaliyo eyna degan yihiin Diblomaasiyiin Ajaanib ah Hogaanka hawlgalka ciidamadda Midawga Afrika ee Atmis ey hadda ka jirto xaalad aad u kacsan sida aan ka soo xigay warbaahino ka hawlgala Muqdisho maanta oo Sabti ah(7/10/23)-ka. Sababta keentay in xaaladu kacsanaato ayaa lagu sheegay in la helay xogo amni oo sheegayo iney dhici karto in weeraro qorsheysan lagu soo qaado xarunta Xalane maalmo gudahood,waxaane shaqaalaha Soomaalida ah la amray ineysan soo shaqo tegin ilaa amar dambe.

ISHA/SHABELLE NEWS MEDIA.

HALKAN KA SI AKHRSIO.

Previous
Previous

Waa Maxay dhibka ka jira Safaardda Soomaaliya ee Zambia?

Next
Next

DAGAAL CULUS OO KA SOCDA JILIB UNA DHEXEEYO KOOXDA ALSHABAAB.