BOOLISKA WINDSOR OO XABSIGA U TAXAABAY…

(SAWIRKA)-SAHRA BUULLE.

(CANADA)-Maalmihii la soo dhaafay waxaa la hadal haayey maqnaanshaha Sahra Buulle gabadhaan ayaa sal ahaan waxa ey ka soo jeedaa dalka Somaliya waxa eyna haysataa dhalashada dalka Kanada,Sahro waa 36-jir waxa eyna u dhaxday sida la sheegay nin Maraykan ah lana yiraahdo Brain Aaron Marbury oo 45-jir ah,booliska magaaladda Windsor ee dalkaasi Kanada ayaa dacwad dil ah waxa uu ku soo oogay Brain Aaron Marbury oo ka soo jeedo Gobolka Michigan ee dalka Maraykanka,hadaba Laanta Afka soomaaliga ee BBC-da ayaa qoraal ka sameysay arrintaan tiiraanyada leh ee uu ku kacay ninkaan Maraykanka ah.

ISHA WARKA BBC-SOMALI.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

MUSLIMIIN DIIDAY IN CARUURTOODA LOO DHIGO…

Next
Next

NIN SYRIAN-SWEDISH AH OO DIL KA GAYSTAY…