BAYAAN 26-QODOB KA KOOBAN EY SOO SAARATAY SOOMAALIYA.

(SWIRKA)-ASTAANKA QARANKA SOOMAALIYEED.

(MUQDISHO)-Dawladda Federaalka Soomaaliyeed ayaa maanta oo Arbaca ah waxa ey soo saartay bayaan ka kooban 26-qodob ka kooban, DFS ayaa qoraalkeed ku sheegtay waxqabadkeedii todabaadka iyo guulihii laga gaaray dagaalka kooxda Alshabaab,in Alshabaab laga adkaado lagana xureeyo degaanadda G/Mudug waxa ey wax weyn ka tari doontaa Amniga,Ganacsiga iyo Socodka dhammaan degaanada hoos yimaado maamulka G/Mudug. MW-Xasan Sheekh ayaa G/mudug ku sugan muddo dhan laba bilood oo buuxda,MW-Xasan ayaa Dh/mareeb ka hogaaminaayo wejiga koobaad ee dagaalka Alshabaab oo hadda u muuqdo mid soo afjarmaayo waxaane loo gudbi doonaa wejiga labaad ee dagaalka loona qorsheeyey inuu ka dhaco maamuladda KGS iyo J/land.

ISHA/CAASIMADA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

DFS OO KA HADASHAY DAGAALKII SHALAY.

Next
Next

ALSHABAAB OO LAGU JEBIYEY DAGAALKII MAANTA EE SHABEELAW.