ASKERI KA TIRSAN WAGNER OO LA QABTAY.

(MAALI)-Kooxda Islamiyiinta ah ee ka dagaalanta dalkaas Maali ayaa maanta oo Isniin ah(25/4/22)-ka sheegtay ineey qabteen askeri ka tirsan ciidamadda calooshood u shaqeystayaasha ah kana yimid dalkaas Ruushka loona yaqaano WAGNER.Qoraal eey soo saartay kooxda Islamiyiinta ah una direen wakaaladda wararka ee AFP ayey kooxdu ku sheegtay ineey qabteen askeri ka tirsan Wagner todobaadkii ugu horeeyey ee Bishaan Abriil-2022-ka,waane markii ugu horeysay eey kooxdaan gacan saarka la leh Alqaacida sheegtaan ineey qabteen askeri ka tirsan Wagner.

XIGASHO THE GUARDIAN.

HALKAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

SINGABUUR OO DIL TOOGASHA AH KU FULISAY….

Next
Next

CUSMAAN KAVALA OO LA XUKUMAY.