ANWAR IBRAHIM OO NOQDAY..

RW-ANWAR IBRAHIM.

(MALAYSIYA)-Maalmihii la soo dhaafay dalka Malaysiya waxaa ka socotay doorasho loogu tartamaayey cidda qaban lahayd hogaanka dalkaasi Malaysiya,hadaba hogaamiyaha reer Malaysiya ee waqtiga dheer sugaayey inuu qabto hogaanka dalkaasi Malaysiya Anwar Ibraahim ayaa maanta oo khamiis waxaa loo dhaariyey inuu noqdo Reysal Wasaarihii 10-aad ee dalkaasi Malaysiya,RW-Anwar ayaa balanqaaday inuu daaweyn doono qeybsanaanta jinsiga ee ka jirta dalkaasi Malaysiya.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII A,KHRI.

Previous
Previous

GIRIIGA OO SOO BADBAADIYEY 483-TAHRIIBE.

Next
Next

TOOGASHO KA DHACDAY DALKA MARAYKANKA.