AMIIR CHARLES OO DHALIILAY…
AMIIR CHARLES.
(LONDON)-Wargaysyada dalkaas Ingiriiska ayaa sheegay in wiilka eey dhashay boqoradda dalka Ingiriiska Amiir Charles inuu dhaliilay qorshaha xukuumadda uu hogaamiyo Reysal Wasaare Boris Johnson qorshaaso ah in xukuumadu bilawdo sidii eey dadka megangalyo doonka ah ee aan weli helin aqoonsiga qaxootinimo loogu safrin lahaay dalkaas Rwanda ee ku yaalo bariga Qaaradda Afrika inta eey ka soo dhammaanayso hawshooda,arrintaan ayuu Amiir Charles ugu yeeray ineey tahay arrin aad u xun amaba laga walaaco.
ISHA WARKA AP.