ALSHABAAB OO AAN SHEEGAN QARAXII SHALAY,SABAB?

(SAWIRKA)QARAXII SHALAY KA DHACAY BELEDWEYNE.

(B/WEYN)-Maamulka Hirshabeele ayaa ka kooban laba Gobol oo kala ah Hiiraan iyo Shabeeladda Dhexe,labadaan Gobol ayaa waxaa caasimado u kala ah Beledweyne iyo Jawhar, hadaba shalay oo ahayd Axad ayaa magaaladda B/weyne waxaa ka dhacay Qarax loo adeegsaday Baabuur ey ka buuxeen waxyaabaha Qarxa waxaane lala beegsaday goob barkoontarool u ahayd ciidamadda DFS,baabuurka ayaa la sheegay inuu ka soo gudbay barkoontarool kale kuna tiilay Liiq-Liiqato waxaane daba cararaayey ciidamadda Amaanka Beledweyne sidaas ayaane baabuurkii siday Qaraxa lagu qarxiyey isagoo ey yar tahay dhibkii uu gaystay,sababta ey kooxda Alshabaab u bartilmaammeedsanayso Beledweyne ayaa la rumaysan yahay iney tahay in dadka degaanka iyo kooxda Alshabaab ey ka dhexeeyso colaad gaartay meesheedii ugu xumeed ka soo laabsahano aan lahayn waane inuu tirtirmaa midkood waxaane hadda muuqata in kooxda Alshabaab cagta saartay wadadii ey ku dabar go’i lahayd.

ISHA /BBC-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

COL.BARRE HIIRAALE OO U HANJABAY…

Next
Next

MUCAARADKA MA IMANAYAAN KISMAAYO?