60-ALSHABAAB AH ISUGUNA JIRA DAGAALYAHANO IYO HORJOOGEYAAL OO LA LAAYEY.

(SAWIRKA)-WASIIR DAA’UUD AWEYS.

(MUQDISHO)-Wararka aan ka heleyno caasimadda Muqdisho ayaa sheegaayo in dawladda Federalka Soomaaliya ey War Saxaafadeed ka soo saaratay khasaaraha gaaray kooxda Alshabaab ka dib markii lagu qaaday weerar qorsheysnaay kaaso ka dhacay degaanka loo yaqaano Helo Bacaad kana tirsan Gobolka Hiiraan ee Bartmaha Soomaaliya,hawlgalkaan ayaa waxaa fuliyey Ciidamadda Xooga Dalka Soomaaliyeed iyo xoogaga degaanka oo iskaashanaayo iyo saaxibadda caalamka. Sida lagu xusay War Saxaafadeedka hawlgalkaan ayaa kooxda Alshabaab waxaa looga dilay ilaa 60-dagaalame iyo horjoogayaal oo kuwa sugnaay Tuulada Helo Bacaad oo sideed kiilomitir dhinaca koonfureed kaga beegan degmada Halgan ee gobolka Hiiraan.

ISHA/HIIRAAN.

HALKAN KA SI AHRISO.

Previous
Previous

WEERAR MINDI LOO ADEEGSADAY OO KA DHACAY PARIS.

Next
Next

WAA MAXAY FAA’IIDOOYNKA HUBKA LOO FASAXAY SOOMAALIYA?