6-QOFOOD OO LAGU DHAAWACAY WEERAR KA…

GOOBTA WEERARKU KA DHACAY EE PARIS.

(PARIS)-Qof aad u caraysan ayaa waxa uu gaystay weerar ey ku dhaawacmeen dad gaaraayo ilaa lix qofood,qofka weerarka gaystay ayaa la soo sheegay inuu watay sheey aad u af badan gudaha goob aad u mashquul badan oo laga raaco Tariinka”Gare du Nord” subaxnimadii maanta oo Arbaca ah ka hor inta uusan dhaawicin askeri boolis ah,sidaas waxaa sheegay Wasiirka Arrimaha Gudaha dalka Faransiiska Gerald Dermanin. Wasiirka ayaa amaanay sida dhaqsiyaha leh ey booliska u soo afjareen una caawineen isla markaasne uga hortageen inuu dhaco dhib intaan ka badan.

ISHA WARKA GURADIAN.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

8-QOFOOD OO U DHASHAY DALKA CROATIA OO…

Next
Next

YEMAN OO LAGU DILAY 87-QOFOOD OO SHACAB AH.