50-QOFOOD OO DHEX DHIMATAY GAARI LAGU…

SAWIRKA BAABUURKII EEY DADKA KU DHINTEEN.

(SAN ANTONIO)-Waxaa ku dhimatay 50-qofood ka dib markii lagu soo raray baabuur kuwa xamuulka qaada ah gobolka kulul ee dalkaasi Maraykanka lana yiraahdo TEXAS,waane murugo tii ugu xumayd ee ku dhacda dad la tahriibinaayo kuwaaso la rabo in sifa aan sharci ahayn lagu keeno gudaha dalka Maraykanka ayagoo laga soo gudbinaayo xuduuda u dhexeeyso dalalka Maraykanka iyo Mexico,waxaane isbitaalka loola cararay dad ka badan 16-qofood kuwaso eey dhegtay Neefta waxaane ka mida caruur yar yar.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

WADAHALADII U DHEXEYEY MARAYKANKA IYO IRAAN OO….

Next
Next

307,000 SHACAB AH AYAA KU DHINTAY..