50-DUMAR AH OO DIB LOO HELAY.

SAWIRKA DUMARKII LA SOO HELAY.

(DUOALA)-Dalka Burkiino Faaso dumar gaaraayo ilaa konton ayaa dhawaan laga afduubtay Waqooyiga dalkaasi Burkiino Faaso swaxaane loo malaynaayaa ineey afduubteen kooxo argagixiso ah ayaa la soo helay ayagoo bed qaba,sidaas waxaa shalay oo Jimca ahayd sheegay warbaahinta gudaha ee dalka Burkiino Faaso. “Dumarkaan ayaa la afduubtay 12-13/janayo/23-ka waxaane laga afduubtay gudaha Arbinda waxaane afduubtay koox argagixisa ah waane la soo helay”sidaas waxaa laga soo xigtay Wakaaladda Wararka u faafiso dalka Burkiino Faaso waane war rasmi ah oo la rumaysan karo in kastoo eysan la socon wax faafaahin ah.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

KITAABKA QURAAN KARIIMKA AH OO LAGU GUBAY…

Next
Next

BAASABOORKA SOOMALIYA OO GALAY-104.