300-ARDAY OO AGOON SOOMAALI AH AYAA KA….
(KAMPALA-UGANDA)-Ku dhawaad 300-caruur qaxooti Soomaali ah ayaa ku nool xarunta agoonta ee magaaladda Kampala caasimadda dalka Ugaanda,xaruntaan ayaa la dhisay tobonaan sano ka hor waxane dhisay qoys Muslim ah taaso ku yar ineey ka dhacdo wadamadda Geeska frika,waxaane xarunta la dhisay sannadkii 1974-tii waxaane ku dhexyaal dugsiga H/dhexe ee Hidiyat iyo hoyga ardayda waxaan wax ka barato arday dhan 700-arday kuwasoo 300-arday oo ka mida eey yihiin Soomaali.
XIGASHO ANADOLU.